|
English text
Maalin Rajo iyo Feker isugu Jirta
..............................................................................................
Maalinta Nabadda aduunka waxaa la aas aasey 1981, waxaana lagu aas aasey go’aan uu qaatay golaha guud ee qaramada midoobey.. Waxaana maalitntaasi loogu talagaly inay ahaato maalin nabadeed.
Wadan kasto wuu dhowraa malintani, isagoo u maraayo xafiisyada qaramada midoobey, Ha’yaddha dowliga aha iyo kuwa aan dowliga ahayn. Bulshada Rayidka ah iyo culumaaudiinka, si muhiimadda nabada leedahay loo horumariyo.
Wadamada aduunka iyo dadkoodaba waxaa laga codsnayaa iney joojiyaan wax iska hor imaad ah iney ka dhacaan maalintaas wadandooka. Isla markaana ay aamusaan ha dhaqiiqo oo aamusnaan ah saacada markey tahay 12:00 duhurnimo ee wadamadooda.
Degmooyinka waaweyn ee soomaaliya, maanta waa laga xusayaa nabadda. Taas oo ay sameeyn jireen lix iyo tobankii sano ee ugu danbeeyey ee dagaalada ay jirren. Dadkana waxa ay ku xusayaan muhiimadda nabadda doodo furan,riwaayado, gabayo iyo ciyaaro kala duwan. ...................................................... |