English text

Xafiisyadda Qaramadda Midoobay ay ku leedahay Soomaalia
..............................................................................................

Todobo iyo toban xafiis ( 17) oo ay leeyihiin hayaddaha ka lagedisan ee Qaramadda Middobay ayaa ka howlgalaya 28 goobood oop; Soomaaliap; ka tirsan.

Lix iyo toban sanno oo dagaal sokeeya ah,p; dowlad dhexena aanay dalka ka jirin, Howlaha nabadda dalka ka ma suurta galeen haddi aanay jirinp; dadp; Soomaaliyeed- sidap; shaqaale,p; howl-bulsheedka dadka qabta,p; haweenka, dhalinyaradda,p; culimaaudiinka iyo masuliyiinta kalebap; kuwaas oo aaminsan in nabadd la sameenkaro.

Qarammadda Midoobay goob kasta oo ay nabad gelyo; ka jirto, wax bay ka qabanaysaa hadii; bahi baniaadenimo ay ka jirto halkaasi, dad badanna way ka faaidaysanayaan. Maalinta; nabadda sharaf iyo rayn rayn bay u tahay shaqaalaha hayaddaha gargaarka ka shaqeeya ee Soomaaliya kuwaas oo mujiyay gesinimo iyo adkaysi dheerad ah ayagoo inta baddan xaalad; aan la hubin amaba khatar ah ku dhex shaqaynano. Marwalban waxa ay muujiyeen in ay nabadu shaqeenkarto.

.....................................................