|
English text
Soomaalida waxa ay isaga kaashanayaan sidii ay ula dagaalami lahaaeyeen cadowgooda.
..............................................................................................
Puntlan , Somaliland iyo Koonfurta Soomaliaya, waxa ka abuurantay in si wadajir aha loola dagaalamo cudurka HIVAIDS. Iyadoo kaalmo laga helaayo Bulshada caalamka, wasiirada dowladda, bulshada rayidka, culumaudiinka ayaa u howlgalayaa sidii ay ugu hortagilahayeeen cudurkaan dilaaga ah.
Abuuritaankii laga abuurey gobalada kala gedisan ee dalka, gudiyada iyo Hogheynada qaabilsan ladagaaalanka HIV/AIDS, ayaa waxaa u suurto gelinaya ummadda soomaalida iney si wada jir ah ula dagaalanto cudurka HIV/AIDS. ..................................................... |