|
<<Back
Fariinta Xoghayaya Guud ee Qaramada Midoobay
Kuna aadan Maalinta Nabadda Aduunka
..............................................................................................
Saaxiibayaal,
Qaarkeen, si dhab aha ayaan nabada ugu naaloonaa maalin kasta. Nabad ayaa ka jirta wadooyinkeena, caruurteenana Iskuulaadka ayey aadaan. Umadaha qaab dhismooyinkooda bulsho uu adagyahay, nabada waxay u tahay waxa caadi maalinwalbo.
Laakiin dad badan oo ku nool dunida maanta, Nabada inay helaan riyo ayey la tahay, waxayna ku nuulyihiin xabsi: Halkaasoo ay ka jirto Jawi cabsi iyo degenaansho la’aan ah. Hadaba, maanta oo kale waxaa loo xusaa in dadkaas cabsida ku nool ladariinsiiyo qiimaha ay nabadda leedahay.
Muddo laga nooga labatan iyo shan sano, golaha guud ee qaramada midoobay, waxa ay ku dhawaaqeen aqoonsadeeena Maalinta Nabadda Aduunka. Maalintaaso xabadjoojin iyo iska horimaad laaan ay ka jireyso aduunyada. Qaramada Midoobayna waxay xurmaynaysan arintaa Ilaa mudii la goaansaday.. Waana maalintaas loogu talagaly dadku iney ka faaideystaaan, oo inaaney ahayn inay ka fakaraan oo keliya nabadda maalintaasi jirto.
Hadana maanta., sidii 364 maalmood ee sanadka ka tagtay, rabshado ayaa weli sii socdo, ummado aan waxbo galabsan ayaa ku dhimanayaan.. Usbuucyadan u danbeeyeyna, waxaa ka dhacayey qaybo ka mid ha dunida, masiibooyin iyo
iska horimaadyo.
Qaramada Midoobey siyaabo kala duwan ayey uga shaqeysaa Nabada, intii karaankeena ah ayaan qabanaa sidii aan ugu hortagi lahayn dhiiq dambe inuu daato. Arimahaas qaar ka mid ahna waan ku guuleysanay.
Wadamada aduunka waxay muhiimad gaar ah adeegsiga dilomaasiyaddda ku disqn , ka hortaga masiibooyinka. Howlaha Nabad ilaalinta Qaramada midoobey iyo dadaalkeena ku wajahan Diqoraadiyda iy horumarinta xuquuqul insaanka ayaa wax weyn qabanaayo maanta. Muwaadhiniin ka tirsan dhamaan dunida oo dhan kana kooban rag iyo dumarba ayaa u shaqeenaayo sidii dhibaato jirto ay u xalin lahaayeen, isla markaana ay isfaham uga dhex sameyn lahaayeeen dad len Diin iyo dhaqano kala disan.
Dhab ahaantii, dagaalo tiro yar ayaa jira maanta, marka loo fiiriyo kuwii jiray tobaneeyo sano ka hor. Laakiin, saas oo ay tahay weli wey badan yihiin dagaaladaas. Iskahorimad kasto ee dhaca waa guuldaro, kaas oo na xaruusinaya, sidii aan u joojin lahey dhibaatooyinkaas.
Arintaas ayadoo maskaxda lagu hayo maanta, waxaan ugu baaqayaa dhamaan dadaweynaha aduunka iney aamusaan hal daaqo, ayagoo ku xasuusanayo xasuusanaayo muhiimadda ay nabadda leedahay. Aana xasuusano dadka ku wax yeeloobay dagaalada. Mid kastoo naga mid ahna, ha balanqaado inuu nabadda wax ka qabanaayo meeshuu wax ka tari karabo. Si nabad waarto loo helo......... Kofi Annan. |